Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ciidamo ka tirsan Dawlada Federaalka oo ku dagaalamay Xaafado ku yaala Degmada...
Iska hor Imaad u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay Xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir
Iska Hor, imaadka...
Gudoomiye Cumar Filish oo Dhagax dhigay wado isku xirtay Furayaasha iyo Suuqa Xararyaale
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgelinayo Degmada Warta...
Madaxweynaha Puntland oo maamulo Cusub u magacaabay degaano ka Tirsan gobolka Bari
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa Maamulo kumeel gaar ah u magacaabay degmooyinka Qandala iyo Balli dhididle oo ka Tirsan gobolka Bari
Wareegto ka soo...
Wasiirka Arimaha dibada oo booqday Dadkii ku dhaawacmay qaraxii Gaalkacyo
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa booqday qaar ka mid ah dad kii ku dhaawacmay qaraxii Alshabaab shalay gelinkii dambe ka fuliyeen Magaalada...
Ciidanka Danab oo Xubno ka Tirsan Alshabaab ku dilay gobolka Jubada Hoose
Ciidamada Militariga ee Kumaandooska DANAB ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay ku...
Dawlada Federaalka soomaaliya oo Fariin digniin ah U jeedisay Dawlada Kenya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dawlada Kenya uga digtay Abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad si sharci daro ah...
Al Shabaab oo gubay xaruun shirkadda Safaricom ay ku leedahay degmada Mandheera
Al-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay burburiyeen xarun Isgaarsiineed oo Shirkadda Safaricom ay ku lahayd degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari Kenya.
Warbaahinta Dalka...
Maraykanka oo markab dagaal u soo diray Xeebaha Soomaaliya
Maraykanka ayaa Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah, kaas oo ka qayb-qaadanaya Hawlgalka daad-guraynta ah ee Ciidamada Maraykanka looga saarayo gudaha Soomaaliya.
Markabkaas...
Boqollaal ka mid ah Ardaydii Naigeria oo la afduubtay ‘oo la sii daayay’
Boqollaal Arday ah oo toddobaadkii la soo dhaafay laga afduubtay iskuul xannaano oo ku yaalla waqooyi-galbeed Nigeria ayaa la sii daayay, sida ay sheegeen...
Sheekh shariif oo uga digay Dawlada Federaalka Soomaaliya in ay dagaal wax ku raadiso
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa ka hadlay xaalada guud ee...

























