Monthly Archives: August 2021
Madaxweyne Lafta-gareen oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan lafta green ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho
Socdaalka Madaxweyne lafta gareen ayaa daaran ka qeybgalka Shirka Madasha wadashatiga...
10sano guuradii ka soo wareegatay Xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya oo muqdisho laga xusay
Waxaa haatan magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga.
Munaasabaddan oo ay qaban...
Dibad bax looga soo horjeedo ciidanka Amisom oo maanta muqdisho ka dhacay
Dad shacab ah ayaa banaan bax maanta ka dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka xun dil ay 7 ruux oo...
Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay xogta Cudurka karoona Feeyris ee Soomaaliya
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa ka hadashayee xogta Feyruska Karoona waxaana ay sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la...
Puntland oo ka tacsiyadeeysay dilka Gudoomiyhii degaanka Ballidhidin
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Degmada Balli-dhidin ee Gobalka Bari, Maxamed...
Dib u dhac ku yimid shirkii Golaha wadatashiga Qaranka
Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid shirkii la filayay in Magaalada muqdisho uu uga Furmo DFS dawlad goboleedyada iyo gobolka banaadir ‘...
Hay’adaha Amniga Dalka iyo wafdi ka socda Golaha Amniga Midowga Afrika oo shir...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad shir ku yeelanaya Madax ka socota Golaha Nabadda Midowga Afrika oo ku sugan Magaalada Muqdisho iyo mas’uuliyiin ka...
Yuweri musafani oo qirtay in Ciidamadiisa dad shacab ah ku xasuuqeen Somalia.
Kambala, Madaxweynaha dalka Ugaandha Yuweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada...
Madweynihii Afganistan oo la baxsaday malaayiin doolar.
Kabul, Madaxweynihii wadanka Afganistan Ashraf Ghani ayaa lagu soo eedeeyay in uu la baxsaday lacago malaayiin doolar ah.
Ashraf Ghani ayaa la baxsaday lacag gaareysa...
Wafdi ka socda golaha Amniga Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho+ Sawiro Daawo:
Wafdi ka Socda Golaha Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho
Xubno ka tirsan DFS oo uu qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud Ee...