28.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan sheekh oo Cambaareeyay Colaad Beeleedyada

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka socda qaar ka mid ah gobollada  dalka. Xasan Sheekh ayaa nasiib daro...

Dagaal u dhexeya laba beelood oo ka dhacay degaan ka Tirsan gobolka Sanaag

0
Wararka ka imaanayaa gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in dagaal beeleed uu ka socdo degaan-xeebeedka Waqa-deriya oo galbeed kaga beegan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Dagaalka...

Ra’iisal wasaarihii hore Soomaaliya oo lagu aasay London

0
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London shalay,oo ay taariikhdu aheyd 10-ka April lagu aasay Ra'iiisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo...

Wasiir hore Maamulka oo puntland ka Tirsana oo geeriyooday

0
Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirkii hore ee Xannaanada Xooolaha Puntland, marxuum Axmed Xuseen Xaaji Yusuf (Doonyaale) oo...

Tirada Kiisaska COVID 19 ee Muqdisho oo kordhay

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Bulshadda ee XFS waxay shalay soo saartay War-saxaafadeed lagu xusay inay soo kordheen 9 Kiisaska COVID 19, oo ay tirada...

Dr Baadiyoow oo ka hadlay wadahadalada Soomaaliland iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya

0
Gudoomiyaha Gudiga Wadahadalka  iyo Dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland uu Madaxwayne Farmaajo u magacaabay Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa Xog Cusub ka sheegay Wahadalka...

Nabadoon xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in koox Dabley ah  ay xalay degmadaasi ku dileen  Nabadoon caan ka ahaa  degmada...

Sarkaal ka Tirsan Maamulka Puntland oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

0
Sarkaal ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda maamulka Puntland ayaa  xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) oo...

Hirshabeelle oo karan tiishay Dad uu la kulmay xildhibaan laga helay covid19

0
Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle,  ayaa ku baaqday in dhammaan la karantiilo mas’uuliyiintii iyo dadkii kale ee la kulmay xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle oo...

Soomaalida Coronavirus ugu geeriyootey dalalka Yurub oo korortey

0
Muwaadiniin Soomaali ah ayaa xilliyo kala duwan waxaa ay Cudurka Coronavirus saacadihii la soo dhaafay ugu geeriyoodeen dalalka Ingiriiska iyo Finland oo kamid ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...