Home 2020
Yearly Archives: 2020
Ciidanka Danab oo Hawlgal ka sameeyay gobolka shabeelaha Hoose
Hawlgal oo ay Ciidamada Kumaandooska Danab ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka fuliyeen Gobolka Shabeellada Hoose ayaa la sheegay in ay ku burburiyeen Xarumo...
Gudiga Farsamo ee ka baraan degista doorashooyinka dalka oo soo bandhigay Afar Nuuc oo...
Shirka ka socda Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa waxaa guddiga ka baaraandegga doorashada ay soo bandhigeen noocyo doorasho kuwaasoo ay kamid yihiin labadii...
Afgambi ka dhacay Dalka Maali iyo Hogaamiyihii Dalkaasi oo Iscasilay
Madaxweynihii Dalka Mali, Ibrahim Boubacar Keite, ayaa sheegay , in uu iska casilay Xilka Madaxtinimada Dalkaas, saacado kadib markii ay xabsiga dhigeen Ciidamada Militariga.
Telefishinka...
Dhageyso: Laamaha Amniga iyo Maamulka gobolka banaadir oo ka shiray Amniga Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa kulan ka yeeshay Xaaladda Amni-darro ee ku soo korortay Magaalada Muqdisho.
Kusimaha Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda...
Madasha Xisbiyada Qaran oo beeniyay in lagala Tashaday shirarka looga hadlayo doorashooyinka Dalka
War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore Soomaaliya ayaa lagu xusay in uusan, jirin kulan dhexmaray...
Dowlada Norwey oo taageero dhaqaale ku bixisay Waxbarashada Soomaaliya.
Muqdisho, Dowlada Norwey ayaa taageere dhaqaale ku bixisay sidii dib loogu lahaa dugsiyada waxbarashada Soomaaliya.
Wasiirka Waxbarashada Abdullahi Goodax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shariif sheekh Axmed oo Eedeeyay Madaxda Dawlada Federaalka
Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa si adag uga hadlay Xaalada dalka, Gaar ahaan Shirka Dhuusamareeb, Wuxuuna cambaareyn usoo jeediyey Madaxda ugu...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay gudiga Farsamo ka baaraan degista doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin ka...
Wasiir ka Tirsan maamulka Hirshabeele oo xalay lagu dilay Magaalada Jowhar
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa xalay lagu dilay xildhibaan ahaana wasiir ka tirsan maamulka Hirshabeele
Xildhibaan Cabdulqadir Abuukar Maxamed Karaani oo todobaadkii hore...
Madaxweyne Qoor Qoor oo sheegay in uu Furmay shirkii Dhuusamareeb3
Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ,oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb, ayaa shaaciyay in uu xalay si rasmiya u...

























