28.6 C
Mogadishu
Tuesday, April 29, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Ergaygii Mareykanka ee Dalka Afghanistan oo xilka ka degay

0
Ergaygii  Mareykanka ee Dalka Afghanistan ayaa xilkiisa iska casilay wax ka yar laba bilood kadib markii ciidamada Mareykanka ay ka baxeen dalkaasi. Zalmay Khalilzad ayaa...

Ciidamada Nisa ee Jubland oo Hawlgalo ka sameeyay magaalada Kismaayo

0
Saraakiisha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dawlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay in Xaafadaha magaalada Kismaayo ku qabateen  xubno ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka Jubland  ayaaintaa...

Odayaal Eedeeyn u Jeediyay Maamulka Koofurgalbeed

0
Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay Dhismaha Golaha degaanka degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose. Odyaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda...

Wararkii ugu dambeeyayXiisado Colaadeed oo ka jira gobolka Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya  Ciidamada Galmudug iyo kuwa dawlada Federaalka oo isku dhinac ah iyo Ciidanka Ahlusunna ay...

Madaxweynaha Jubland oo soo dhameystiray Magacyada Xubnaha Aqalka Sare

0
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubland  Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhameystiray magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku harsanaa Xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doorto...

Ruushka oo xiriirka u jaray Isbahaysiga NATO.

0
MOSCOW:-Dowlada Ruushka ayaa ku dhawaaqday in xiriirka u jartay Isbahaysiga NATO. Wasiirka Arimaha dibada Ruushka Sergei Lavrov oo la hadlay warbaahinta Reuters ayaa sheegay in...

Madaxweynaha Jubland oo daahfuray kulan wadareed

0
Madaxweynaha JMaamulka ubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray kulanka Munaasabada Taaba hiigsiga dawlad goboleeddka Jubland oo lagu dardar galinayo shaqooyinka Wasaaradaha Dowlada. Madaxweyne Axmed...

Maxaa ka jira In Taliye Xijaar uu maleegayay qorshe ka dhan ah Puntland?

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa dhowaan magaalada Buuhoodle ka samaystay xarun laga qoro dadka doonaya in ay ku biiraan...

Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Magaalada garowe

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe. Mr. Deni, waxa Garoonka Diyaaradaha Garoowe ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka...

Booliska Norwey oo ka hadlay muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada.

0
Moss:-Booliska Norway ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muuqaal saacadihii ugu dambeeyay lagu faafiyay baraha bulshada. Saraakiil ka tirsan Booliska ayaa sheegay in ninka la...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...